Sirad Jafar — Isku Xerka Bulshada, Xiriirka Caalamiga ah iyo Siyaasadda

Kusoo Dhawoow Sirad Jafar

Sirad Jafar Mohamed waa shakhsi soomaali ah
waxey ku takhasustey isku xerka bulshada,
xiriirka caalamiga ah iyo siyaasadda

Kusoo Dhawoow Sirad Jafar

Sirad Jafar Mohamed waa shakhsi soomaali ah waxey ku takhasustey isku xerka bulshada, xiriirka caalamiga ah iyo siyaasadda

Waa Qofma Sirad?

Sirad Jafar Mohamed waxey ku dhalatay Muqdisho, Waxey waxbarashada dugsiga hoose dhexe ku dhameysey hoyga wax barashada ee Al İmra, Dugsi sare waxeey ka dhigatay Trabzon Imam Hatip Lisesi.

Heerka koowad ee jaamacadda waxey ka qaadatey jaamacadda Karadeniz Technical University oo ay ka baratey isku xerka bulshdada iyo xayeeysiinta.

Heerka labaad ee wax barashada waxey ka qaadatey jaamacadda İstanbul Commerce University halkaas oo ay ka  baratey xariirka caalamiga ah iyo siyaasadda.